Waa mar kale iyo Xilhidbaan Maxamed Cajiin oo ku eedaysan Boob & Biliqo.
January 2024, wuxuu u dhacay Garage ku yaala xaafadda Hodan ee muqdishu. Qoyka iska leh oo dibada ku maqan ayaa kusoo baxay boobka uu Maxamed Cajiin ku kacay.
Markuu hubsaday in ay dibada ku maqan yihhiin, wuxuu ku dhiiraday in oo Guri ay isla qoskaas ku leeyihiin xaafada Sanca, in uu Mooryaantiisa dajiyo,
Qoyska oo xog-ogaal u ah, sida uu Maxemd Cajiin u adeegsanayo Awood Dowladeed (Ciidan, Degmo, iyo Maxkamad) ayaa bilaabay in ay Xubno ka mid ah odayaasha beeshooda ay wargeliyaan. Nasiib darro, odayaashaan oo lacag ka qaatay Maxamed Cajiin ayaa indhaha ka qabsaday Boobka iyo Dulmiga qoyska loo geystay.
Nasiib wanaag, waxaa boobka Maxamed Cajiin kusoo baxay Xildhibaan Cismaan Xaadoole, oo si toos ah u abaaray Tuuga guriga iyo Garage-ka bililqeystay. Maxamed Cajiin oo ay cabsi lasoo daristay ayaa Xildhibaan Xaadoole ka codsaday in lacag ka gasahay labada dhul uu boobay, dib looguu celiyo.
Xildhibaan Xaadoole ayaa codsigaas cirka u laalay una sheegay Tuug Maxamed Cajiin in hadii uu ka bixi waayo labad dhul ee Qoska uu ka boobay, hadii uu si deg-deg ah uga bixi waayo, in wixii uu ka helo, ii isagu leeyahay.
Bisha March 2024 Maxamed Cajiin labada dhul si nabad ah ayuu ku celiyey, isagoo weliba tageero iyo garab ka haysto maamul degmo, gobol iyo Maxkamad, oo dhamaan uu lac laaluusha ah hore u siiyey.
Arrintaan dhow bilood ayey taagnayd, oo hub ayaa leysku qaatay. Xamar gudaheeda ayaa leysku lay lahaa.
Xaadoole ayaa ka odayeeyey
As Guure,
Dadka u boobay waa cid Celi Galmaax ah, sida aan ku maqlay.
Xildhibaan Xaadoole, ayaa ka qabtay oo weliba runta u sheegay. Hadii uu boobka ka noqon waayo uu isna naftiisa ku weyn doono.